Guddoomiye Dhedo: “Waxaan uga digayaa Shacabka Bosaaso in la dhibaateeyo dadka ka soo jeeda Qoomiyada Oromada” (dhegayso)

Guddoomiye Dhedo: “Waxaan uga digayaa Shacabka Bosaaso in la dhibaateeyo dadka ka soo jeeda Qoomiyada Oromada” (dhegayso)

Maamulka Gobolka Bari ayaa ka digay in wax dhibaato ah loo gaysto Qoomiyada Oromada ah ee ku nool magaalada Bosaaso.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa sheegay in ay talaabo sharciga waafaqsan ay ka Qaadi doonaan cida lagu qabto iyadoo dhibaato ugaysanaysa dadka magan galayada uyimid deegaanada Puntland.

Halakan ka dhagayo .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com