Ururo Siyaasadeed oo kasoo horjeestay ka qaybgalka doorashadda Puntland, Calanka Jubbaland oo Kismaayo laga taagey, Puntland oo fasaxday 3 Idaacadood oo Daljir kujirto, Shirkii Garsoorka oo beri kusoo dhamaanaya Muqdisho iyo Ahlusuna oo sheegay inaan weli la fulin heshiiskii Dawlada DF ay la galeen.
COMMENTS