Caawa iyo Daljir ,Isniin, April, 8-2013, Cabdi Xasan Rooble ( Awoowe )

Maamulka gobolka Mudug oo qabtay nin kamid ahaa rag dhowaan weeraray Xawaalada Kaah Boosaaso, Ciidamao ka tirsan kuwa Dawlada oo Muqdisho tababar loogusoo xidhay, Ururo siyaasadeed oo taageeray wax ka bedelka xeerka Doorashooyinka, Wafti ka socda Dawlada Federalka oo socdaal ku maraya Galgaduud.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com