Shirka Waddatashiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Shirka Waddatashiga  Dib u heshiisiinta Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa maanta lagu qabtay shir balaaran oo loga hadlayo dib u heshiisinta qaranka ,kaas oo ay ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan.

Shirkan ayaa diirada lagu saari doona Arrimaha dib u heshisinta iyadoo masuuliyintii ka qayb gashay shirkaas ay hadalo kala duwan oo ka hadlaya ujeedka shirka iyo waxyaabaha kaso bixi karra.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa muqdisho kaso diray warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com