Diyaar Garowga Munaasabadda Ciidul Adxaa ee Garoowe (dhegayso)

Diyaar Garowga Munaasabadda Ciidul Adxaa ee Garoowe (dhegayso)

Maalinimada beri ayaa waxaa dunida Muslimka looga dabaal dagayaa maalinta koowaad ee Ciidda Barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Garoowe ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee sida wayn looga diyaar garoowayo ciidda, iyadoona dhanka kalle ay jiraan dad badan oo ay haysato darruufo dhanka ciidda oo ay ka mid tahay dhaqaalle la’aan iyo sicir bararka kajira Puntland.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com