Ururka Al-shabaab oo sheegay inay ka aarsan doonaan 13 oo lagu qisaasay Boosaaso, Saraakiisha Puntland oo sheegay inaysan dhalaysan doonin hanjebaada Al-shaab, Haween xanbaarsanaa waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay halka uu ka socdo shirka maamul u samaynta Jubbaland, iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digey kaluumaysiga sharcidaradda ah.
COMMENTS