MUUQAALKA BULSHADA: Doorashada Puntland iyo sida looga ilaalinkaro musuq maasuqa (dhegayso )

MUUQAALKA BULSHADA:  Doorashada Puntland iyo sida looga ilaalinkaro musuq maasuqa (dhegayso )

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo maalinkasta ka baxa radio Daljir xarumihiisa kale duwan ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlaa arimaha bulshada , siyaasadda, iyo dhaqaalaha .

Maanta oo Sabti ah Barnaamijka muuqaalka waxa uu ku saab sanaa sida musuq maasuqa iyo doorashooyinka loo kala ilaalin karo,waxaana soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo Bosaaso jooga .

Halkan ka dhagayso .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com