Madaxweynaha Soomaaliya oo kahadlay dagaalada Kismaayo (Dhegayso)

Mogadishu, 08 June 2013 ? Shir Jar?aaid oo ay wada qabteen Madaxweynaha Somalia iyo Ergeyga cusub ee QM ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo.
?
?Aad iyo aad baan uga xumahay inaan maqlo dagaalo ka soo cusboonaaday Kismaayo. Waa arrin khaldan in Soomaalida dhexdooda ay is dagaalaan, oo dagaalku ma keeno xal ama hami siyaasadeed.
?
?Waqtigii dagaalada waa uu dhammaaday. Waa inaan midownaa oo aan khilaafkeena ku xalinaa si nabad ah. Waana inaan u midowno la dagaalanka kooxaha Al Shabaab.
?
?
?Dowladdu waxey dhowaan qabaneysaa Shir Dib-u-heshiisiineed sidii ay Madaxda IGAD ku heshiiyeen 24kii May 2013?
?
?
?
Diiwaanka Wararka?
Radio Daljir
Buuhoodle
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com