Baahin: Axadi, June 9 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Dawlada Sucuudiga oo Muqidisho ka bilowday mashruux horumarineed, Xaalada Kismaayo oo maanta deganaan laga dareemayey, Puntland oo sheegtay inay ka fiirsanayso wada shaqaynta Federalka kuna eedaysay dagaalka Kismaayo, Kenya oo sheegtay inay aqoonsan tahay maamulka Jubbaland ciidamadeeduna joogi doonaan.?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com