Doorashada Xubin ka mid a aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya oo laga dooranyo Dhuusomareeb

Doorashada Xubin ka mid a aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya oo laga dooranyo Dhuusomareeb

Waxaa maanta ka dhacaya magaalada Dhuusmomareeb ee xarunta Galmudug doorashada xubin ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya aqalka hoose oo lagu dooranayo boos uu baneeyey Cabduqaadir Gaafow oo xilkaasi iska casilay.

Gen. Cabdulaahi Gaafow oo ah taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyaha faderaalka ayaa u sharaxan xilkan oo shalay gaaray magaalada Dhuusomareeb.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com