Odayaal dhaqameed maalintii sadaxaad u Afduuban Al-shabaab iyo xaaladoda oo laga dayrinayo (dhagayso )

Odayaal dhaqameed maalintii sadaxaad u Afduuban Al-shabaab iyo xaaladoda oo laga dayrinayo  (dhagayso )

Maalintii sadaxaad  gobolka Gal galduud waxaa ku xiran 70 Oday dhaqameed oo ay  Al-shabaab ka afduubteen Gobolka .

Al-shabaab  ayaa odayaasha uxirtay heshiis horay loo kala saxiixday” kaas oo ahaa mago iyo qisaas rag lakala dilay oo  Maxkamad  Al-shabaab ah ay dhex dhaxaad  ka ahayd .

Wax garadka deeganka ayaa sheegay in ragan shabaabku ay ku xireen deegaanada  Dal qoryaale iyo Ceel-baxay oo Dhamantood laga xukumo Ceel-buur .

Al-shabaab ayaa horay uxiray sadx nin ookale oo gartan ku jiray .

Madaxweynaha maamulka galmudug ayaa ka hadlay afduubka odayaasan .

Dhagayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 6 years ago

    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    HOGAAMIYAHA ISIS MAGACIISA SAXDA AH WAXAA LA DHAHAA (ELLIOT SHIMON) WAANA YAHUUDI. MAGACAN UU SITO EE AH ABUBAKAR ALBAQDADI WAA BUG.

  • NuurkaNederland 6 years ago

    ISIS, ALSHABAB IWM WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
    WAANA GACANYARAYAASHA CIA, MI6 & MOSSAD IWM.
    GO FUCK YOUR SELF

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com