Duqa degmada Bosaso ayaa waxaa ku guulaystay Cabdisalaan Bashiir oo shalay iska casilay xilka Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland si uu tartanka ga qaybgalo.
Musharaxa la tartmay ayaa ahaa Maxamed Mire.
Cabdisalaan ayaa ku guulaystay 28 cod. Maxamed Mire ayaa helay 3 cod.
Kuxigeenka duqa degmada Bosaso ayaa loo doortay Siciid Garoon oo toban sano in ka badan xilkaasi soo hayey.
Hoos ka dhegayso warbixinta wariye Xasan Heykal.
Sawiro.
COMMENTS