Baahin: Salaasa, 2 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya C Cali~ Daljir ~ Garowe

Dawlada Federalka oo sheegtay in Xasan Daahir Aways oo ku jiri doono gacanta Dawlada, Madaxweyne kuxigeenka Jubbland oo sheegay inaysan wax dagaal ah oo danbe soo qaadi karin Kooxihii dhowaan laga saaray Kismaayo, Qaramada midoobey oo sheegtay in Bangiga dhexe ee Soomaaliya lagala baxay lacag musuq maasuq ah, qaar kamid ah dadkii ku dhaawacma Kismaayo oo Galkacyo la keenay iyo aaska boqor Kingkong oo ka socda magaalada Qardho

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com