MAANHADAL: Marxaladaha cusub ee uu wajahayo Geeska Afrika (dhegayso )

MAANHADAL: Marxaladaha cusub ee uu wajahayo Geeska Afrika (dhegayso )

Kulanti wacan dhegaystiyaal Kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij Todobaadleh ah,kaas oo lagu falanqeeyo xaaladda dalka iyo Arrimaha markaas taagan.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadlayna marxaladaha cusub ee uu wajahayo geeska Africa.

Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir ee Boosaaso kaso jeedinaya Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com