Fashilka wadada Garoowe-Gaalkacyo iyo falceliska darawalada iyo gaadiidleyda (dhegayso)

Fashilka wadada Garoowe-Gaalkacyo iyo falceliska darawalada iyo gaadiidleyda (dhegayso)

Darawalada gaadiidka isaga goosha waddada isku xirta Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa Radio Daljir la qaybsaday fikirkooda ku aaddan laalitaanka mashruuca waddada Garoowe-Gaalkacyo iyo saameynta uu ku yeelanayo magaalada Gaalkacyo iyo tuulooyinka teedsan inta u dhexaysa Garoowe iyo Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

War saxaafadeedka dowladda Jarmalka hoos arag (qoraal iyo maqal):

Rajadii Gaalkacyo oo fashilka mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo la galgalanaysa (dhegayso)

Dowladda Jarmalka: Jidka Garoowe-Gaalkacyo waa fashilmay waana la noqonay lacagtii mashruuca

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com