Qarax xooggan ayaa goor dhowayd laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa kadhacay xarunta maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Qiiq iyo uurro ayaa cirka isku sii shareeyey, lamana oga khasaaraha qaraxa kadhashay iyo nuuciisa.
Kala soco radio Daljir wixii kasoo kordha.
COMMENTS