Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray (dhegayso)

Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray (dhegayso)

Warmirtiyeed Lagasoosaray Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda iyo Maamul Wanaagga Puntland ee Barnaamijka Dimuquraadiyadda oo magaalaga Gaeowe Lagusoo Xidhay.

Shirkan oo labadii maalmood ee ugu dambeyaay kasocday Garoowe,waxaana ka qayb galay masuuliyin kala duwan oo maddasha shirka hadalado kala duwan kajeediyeey.

Warmurtiyeedka kaso baxay shirka waxaa akhriyey Maxamed Cabdi Wahaab oo kamid ah Qaban Qaabiyaasha Baraamijka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com