Baahin: Arbaca, 17 July 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Kooxda u xilsaaran dabagalka cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya oo magacawday 3 nin oo lagu sheegay Qaswadayaasha Soomaaliya, Gudoomiyaha raga lagu eedeeyey Qaswadayaasha oo beeniyey arintaasi, Maxkamda Ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku ridey dad ku eedaysan dilkii AUN Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Ra’isal Wasaare Saacid oo la kulmay qaban qaabiyayaasha shirka Belgium ?ka, Gudoomiye kuxigeenka Baydhabo oo la dhaawacay, & Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo.?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com