Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xaladda Naafadda Somaliyeed (dhegayso)

Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xaladda Naafadda Somaliyeed (dhegayso)

Xildhinaada Golaha shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo qaybiyey hindise sharciyeedyada dhismaha hay’adda Naafada, wax ka badalka sharciga hanti dhowrka guud ee dalka kaasoo hore ay ugusoo gudbisay xukuumada soomaaliya.

Wariye Amino Ladan Axmed Cali ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com