Guddoomiyaha Daladda PUNSA oo ugu baqay DFS iyo Dowlad gobleedyada Heshiis (dhegayso)

Guddoomiyaha Daladda PUNSA oo ugu baqay DFS iyo Dowlad gobleedyada Heshiis (dhegayso)

Gudoomiyaha daladda ay ku midaysan yihiin ururada bulshada rayidka ah ee Puntland Faysal Qaran oo warbaahinta Garoowe kula hadlay ayaa ugu baaqay madaxda dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah inay heshiiyaan xalna ka gaaraan khilaafka u dhexeeya.

Faysal Qaran ayaa sheegay in loo bahanyahay Madaxda Dowlad gobaleedyadda iyo kuwa Federaalka inay shacabkooda u turaan isla markaana khilaafka soo afjaraan,wuxu sheegay in xiligan dalka uusan u bahnayn bur bur iyo khilaaf Cusub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com