War qoraal ah oo maanta ka soo baxay madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa lagu sheegay in ay dowladda fadaraalka Soomaaliya ay faragalin ku hayso khilaafka siyaasadeed ee sii xoogaysanaya oo udhexeeya madaxda maamulka Galmudug.
Golaha ayaa ka diga in ciidamada loo adeegsado sifo kabaxsan howlihii amni ee loo igmaday .
Hallkan ka Akhriso .
COMMENTS