ku soodhawaada dhegaystayaal warbixintii 4-aad oo qayb ka ah warbixinada taxanaha ah oo aan uga dalaynay Baarlamaanka xil-hayntoodu dhammaadka tahay iyo dhaliilihii uu lahaa iyo dhabbaha wanaagsan ee ay tahay in lagu soo xulo midka soo aaddan.
Hadaba warbixintan oo ah midii 4-aad waxaan uga hadli doonaa Issimada iyo saamaynta ay ku yeelanayso soo soocida Baarlamaan Liita.
Cabdifataax Cumar Geedi ayaa inoo diyaariyay oo soo jeediyaya.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS