Xildhibaano Aqalka Sare kasocda oo gaaray Dhuusomareeb (dhegayso)

Xildhibaano Aqalka Sare kasocda oo gaaray Dhuusomareeb (dhegayso)

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid oo katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud, si’ay u dhexdhexaadiyaan dowladda dhexe iyo Galmudug khilaafka ka dhaxeeya iyo talaabooyinka iska soo horjeeda ee baarlamaanka Galmudug ay xilka uga qaadeen masuuliyiinta maamulkaasi.

Xildhibaan Cabdi Qaybdiid ayaa sheegay heshiis inay dhexdhigaan dhinacyada Galmudug iyo dowladda dhexe, kadib marka ay dhagaystaan tabashooyinka.

Dhanka kalle madaxwaynaha Galmudug Xaaf ayaa sheegay inuu dhoweynayo wada hadal kasta oo khilaafka lagu xalin karro.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com