Safiyo Maxamed Axmed waa hooyada Deeqa Cali oo ahayd gabar 9- sano jir ah oo ardayad ka ahayd dugsiga hooyga Xamar ee Muqdisho oo uu dilay askari ciidamada dowladda katirsan.
Hooyada dhashay ayaa sheegtay gabadheeda inay aaday iskuulka, waxyar kadibna loo sheegay geerideeda.
“Aniga oo caga cad oo qaawan ayaan isbitaalka aaday oo aan soo soo ogaaday gabadhayda inay tahay” ayay tiri hooyo Safiyo.
Hoos kadhegayso
COMMENTS