Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele & DFS (Akhriso)

Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele &  DFS (Akhriso)

Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray Heshiiska dhexmaray dowladda federaalka iyo Hirshabelle ayaa sheegay in Heshiiskaasi uusan khusayn iyaga, Balse maamulkaasi uu u madax banaan yahay go’aan gaaridda masiirka dowladeed iyo kan ummaddeed.

Golluhu wuxuu caddeeyay in is-afgaran-waa-ga u dhexeeyay GIDG iyo dowlada federaalka uu la xiriiro arrimaha guud ee qaranka, Federaalaynta dalka, dhawridda Dib-u-eegsita iyo hirgalinta dasuurka Soomaaliyad iyo Khayraadka iyo awood-qaybsiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com