Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug oo lasoo saaray

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug oo lasoo saaray

Xildhibaanada Galmudug garabka magaalada Dhuusomareeb ee sheegay inay xilka ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal ayaa soo saaray jadwalka doorashada guddoonka baarlamaanka.

Kulan ay ku yeesheen Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ku sheegeen in codsiyada Xubnaha isasoo sharaxaya ay Maanta oo Khamiis ah bilaaban doonto kuna egtahay 22-ka bishan oo ku beegan Maalinta sabtida.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com