Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa u geeriyooday rasaas uu ku soo furay askari ka tirsan ciidamada booliska degmada Baran xili uu ka yimid Hadaaftimo. Suldaanku ayaa ku soo wajahnaa martiqaad uu ku magacawnoo in uu u dhigo Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Dhacdadan ayaa waxaa Daljir uga waramay Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, Afhayeenka Isimada Puntland. Wariye Xasan Heykal ayuu Garaadku u waramay.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS
Koley cabdullahi cali hadaladiisa waxba uma arago oo dhiba male lkn koel warsangeli Aadam siciid waa u tashaday iyaguna khaasata maxauud cumar way tashan doonan