Gashaanle sare Cabdulaahi Gafaa Kaarshe oo ka faalooda Arrimaha ciidaada ayaa ku tilmaamay Isbadaka Madaxweynaha Puntland uu ka sameeyey Gobolka Nugaal mid loo baahnaa oo waqtigiisii ku sooo aaday .
Wuxu sheegay in Taliyaha Xasilinta Gobolka nugaal uu yahay nin ka bixikara shaqada loo Igmaday ee ah sii haynta qeybta iyo Xasilinta Gobolka dhanka Amniga .
Wariye Cabdi Xakiin Xuseen Xassan ayuu khadka taleevanka Garadcad ugu waramay.
COMMENTS