Muuqaalka Bulshada: Doorka dhallinyarada Puntland iyo doorashada 2019 (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Doorka dhallinyarada Puntland iyo doorashada 2019 (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.

Barnaamijka maanta waxaan ku falanqayn doonaa doorka dhalinyarada Puntland ee doorshada 2019 ka iyo caqabadaha  ka hortaagan dhalinyarada in ay qay ka noqdaan siyaasada dalka , waxaan Barnaamijka marti ku ah Agaasimaha  Xarunta Daraasadaha  ee Soomaaliya  Shirwac Jaamac Guray.

Barnaamijkana waxa uu maanta idin kaga imanayaa Daljir Bossaso, waxaana daadihinaya  wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com