Puntland oo deeq lacag ah gudoonsiisay shacab howlgal ku dhawaacmay (dhegayso)

Puntland oo deeq lacag ah gudoonsiisay shacab howlgal ku dhawaacmay (dhegayso)

Xili Ciidamadda Amniga Boosaaso howlgal xoogan kawadaan magaaladdas,ayaa waxaa jirra dad siyaabo kala duwan ugu dhaawacmay howlgalkaas.

Shalay dhowr qof oo shacab ah ayaa ku dhawaacmay howlgal ay sameyeen Ciidamadda Amniga,waxaana maanta dadkaas dowladda Puntland gudoonsiisay lacagalo loogu talagay inay nolol malmoodkooda ku dabaraan.

Wariye Cabdixakiin Jookar ayaa warbixintan Boosaaso kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com