Bare ka tirsan Jaamacada Bada Cas oo diyaariyay shahaadada PhD (dhegayso)+(Sawiro)

Bare ka tirsan Jaamacada Bada Cas oo diyaariyay shahaadada PhD  (dhegayso)+(Sawiro)

Jaamacada Badacas  oo kamid ah jaamacadaha ugu faca wayn Puntland  ayaa  magaalada Bosaaso waxa ay maanta ku qabatay  kulan  hambalyo iyo bogaadinba isgu jiray oo loo sameeyay   Dr_Cali_Maxamed_Sh_Ismaaciil oo ku guulaystay Shahaadada PhD da.

Kulanka waxaa ka so qay bgalay maamulka Jaamacada Bada cas ,  bahda waxbarashada ee gobolk,  iyo mas,uuliyiin katirsan  maamulka gobolka iyo ganacsato . .

Warbixintan waxaa Bosaaso ku diyaariyay Wariye C/xakiin Cawil Maxamed.

Dhegayso.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com