Magaalada Garoowe waxaa goor dhawayd ka furmay shirkii Golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka Soomalaiya .
Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweyne yaasha Puntland , Galmudug , Koonfur galbeed, iyo Galmudug .
Shirka ayaa qodobada looga hadli doono waxaa kamid ah xaalada Siyaadaeed ee dalka , khilaafka udhexeeya dowladda iyo madaxda mamaul goboleedyada , Amniga iyo qodobo kale .
Marka uu shrkan soo idlaado ayaa waxaa lafilayaa in laga soo saaro qodobo dhowr ah oo ku wajahan Xukuumada iyo Beesha caalamka .
Hadaba halkan ka dhegayso ,warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye .
Sawiiro.
COMMENTS