Shirka Garoowe uga socda madaxwaynayaasha oo lagu eedeeyey in lagu carqaladaynayo dowladda dhexe (dhegayso)

Shirka Garoowe uga socda madaxwaynayaasha oo lagu eedeeyey in lagu carqaladaynayo dowladda dhexe (dhegayso)

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo la hadlay radio Daljir ayaa ku eedeeyey madaxda ku midaysan Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee ku shirsan Garoowe inay carqadaynayaan dowlad dhexe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com