Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo loo magacaabay S/Guuto Muxyadiin Axmed Muuse

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo loo magacaabay S/Guuto Muxyadiin Axmed Muuse

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr.158 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:
1.Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com