Gudoomiyaha degmada Garoowe Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa ka hadlay cabashada gaadiidlayda xamuulka ah ee kuxaniban kaantaroolka Bari ee magaalada Garoowe .
Gudoomiyaha ayaa sheegay in gaadiidalyada ay iyaga iskood udiideen in ay gudbaan ,lacagta horumarinta ah ee oo ay ka cabanayaana ay tahay 10 doolar oo kaliya .
Gudoomiyaha ayaa sheegay in degmada Garoowe ay ka qiimo hoosayso degmooyinka kale ee lamidka ah sida, Bosaaso iyo Gaalakcyo oo gaadiidlayda xamuulka laga qaado lacag dhan 30 doolar.
COMMENTS