Cali Xaaji Warsame: “Puntland xaq uma lahayn inay maanta yeelato shan furimood oo dagaal ah”

Cali Xaaji Warsame: “Puntland xaq uma lahayn inay maanta yeelato shan furimood  oo dagaal ah”

Siyaasi  Cali Xaaji Warsame oo utaagan doorashada Puntland ee 2019 , ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , waxa uu si rasmi ah ugaga dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne .

Munaasibada ayaa  waxaa ka soo qaybgalay  Siyaasiyiin , Aqoonyahano , Nabadoono , Cuqaal , Isimo , Haween , Culimaa,udiin iyo Dhalinyaro.

Siyaasi Cali Xaaji ayaa  yiri “Puntland xaq umalahayn inay maanta yeelato shan furimood , Puntland xaq umalahayn inay dhaawacadeeda dawaysanwaydo oo hadan ay diido in la qaado”

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com