Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo baaq loo diray ( dhegayso )

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo baaq loo diray   ( dhegayso )

Shacabka  ka  soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomalaiya kuna nool magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ay baaq udireen  Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka  Koonfur Galbeed ,iyagoo ka codsaday in ay soo doortaan  hogaamiye ka samata bixiya xaalada uu gobolku ku sugan yahay , lana shaqayn kara dowladda Soomaaliya .

Halkan ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com