Madasha ay ku midaysan yihiin madaxda mamaul goboleedyada dalka ee Soomalaiya ayaa Warmurtiyeed ka soo saaray faragalinta siyaadaeed oo ay dowladda Soomaaliya ku hayso doorashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Warmurtiyeedkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo saaray madaxweyne yaasha Puntland, Galmudug , Jubaland iyo Koonfur Galbeed.
Halkan ka akhriso.
COMMENTS