Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii uu kaga qaaday Wasiiru dowlihii wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Abba Aawoow Suufi Caffan ,kadib markii uu Wasiirku uu baraha Bulshada ay ku xiriirto uu ku weeraray Madaxweyne Shariif.
Halkan ka akhriso.
COMMENTS