Duqayda caasimadaha Dalalka Islaamka oo shir uga furmayo Jabuuti

Duqayda caasimadaha Dalalka Islaamka oo shir uga furmayo Jabuuti

Waxaa magaalada Jabuuti ee xarunta Jabuuti ka furmaya shirka duqaydab magaalooyinka caasimadaha ee Dowladaha Islaamka ee OIC, waxaana shirkan ka qaybgalaya duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow oo shalay gaaray.

Duqa magaalada Jabuuti Marwo Faadumo Cawaale Cismaan ayaa u sharaxan guddoomiyaha duqayda caasimadaha Islaamka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com