Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)

Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)

Wafti ka socda Gudiga doorashoyinka Soomaliya oo maalmahanba ku sugnaa Garoowe ayaa kulan ay la qaateen gudiga dooorashooyinka Puntland iyo Madaxweyne gaas waxaa ay Ka dib shirjaraaid ku qabteen Garoowe.

Gudoomiyaha Gudiga dooorashooyinka Soomaliya Xaliima yaray ayaana waxay ku sheegtay shirkeedii jaraa’d inay guddiga shaqadoooda wadanayaan aysan ahayn in shaqadda bulshada loo Xayiro kala Aragti duwanaanta Madaxdda dalka.

Warbixintan Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garoowe kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com