Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, xeerarka ay ansixinayaan xukuumada Federaalka iyo warbixino kale.
FAALLOOYIN & FALCELIN