Muuqaalka Bulshada: Mareykanka oo 28 sano kadib safaaradii Soomaaliya dib ufuray ( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Mareykanka oo 28 sano kadib safaaradii Soomaaliya dib ufuray ( dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay   ,dowladda mareykanka ayaa magaalada Muqdisho  mudo 28 sano kadib  waxa ay  ka furatay safaaradii  ay kulahayd Soomaaliya  tan iyo wixii ka dambeeyay 1991kii ,markii dalka Soomaaliya ay ka dhaceen dagaaladii sokeeye  .

Hadaba  maxaa iska badalaya Soomaaliya dhanka amniga iyo dhaqaalaha ?

kaga bogo Muuqaalka Bulshada oo ay Bosaaso ka soo jeedinayso wariye Faadumo Degan Daahir .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com