Dowrka isimada Puntland iyo khilaafka ka dhashay Guddiyada is khilaafsan ee la magacaabay (dhegayso)

Dowrka isimada Puntland iyo khilaafka  ka dhashay Guddiyada is khilaafsan ee la magacaabay (dhegayso)

Garaad Cabdilaahi Garaad Maxamuud oo maanta nagu so booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso, ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay magacaabista gudiga khilaafaadka .

Waxa uu ka hadlay dowrka Isimada ee arintaasi kaga aadan,isagoo sheegay in dhowrkooda uuyahay Nabad iyo dhex dhaxaadin.
Garaadka ayaa sheegay in ay jirto faragalin ka baxsan dowladda Fadaraalka Soomaaliya .
Wariye Faadumo Degan Daahir ayuu uwaramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com