MARTISOOR: Faadumo Qaasim Dayib iyo waayaheedi nolasha (dhegayso)

MARTISOOR: Faadumo Qaasim Dayib iyo waayaheedi nolasha (dhegayso)

Faadumo Qaasim Dayib oo horey u noqotay Agaasimaha Xafiiska Haweenka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (Country Director) dhawaanna shaacisay in ay iska casishay shaqaddii UN-ta midabtakoor Soomaalinimadeeda, mid jinsi iyo isir-naceyb iswata oo ay Fadumo Dayib tiri, “waxaa si toos ah iila beegsaday Peter De Clercq, Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya” ayaa maanta marti u ah Radio Daljir.

Fadumo waxa ay ka warramaysaa waayaheedii nolasha, tarxiilkii laga soo tarxiilay Kenya, qixii Xamar, cararkii Aeroflot iyo Moscow iyo dib-isku-abaabulkeedii Finland.

Qax iyo carar kaliya ma aha e Faadumo waxa ay nooga warramaysaa dadaalkeedii nolosha, guulaheedii waxbarasho iyo kuweedii shaqo. Waxay ay Fadumo dib-u-milicsanaysaa dardaarankii iyo dhiirigalintii hooyo iyo garabistaageedii aan kala go’a lahayn.

Kaga bogo maanta iyo MARTISOOR iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com