Madaxda wadamada Jabuuti iyo Suudaan oo gaaray Itoobiya

Madaxda wadamada Jabuuti iyo Suudaan oo gaaray Itoobiya

Wafdi ay hogaaminayeen Madaxweyne yaasha dalalka Jabuuti iyo  Suudaan  ayaa maanta lagu soo dhaweeyay  Magaalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya.

Garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi waxaa ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Xubno  ka tirsan dowladda iyo  madaxda Ismaamulka Oromada Itoobiya.

 

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele , Madaxweynaha Suudaan n Cumar Xasan Al-Bashiir iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka wada hadli doona xoojita xiriirka udhexeeyay wadamada geeska Afrika.

 

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com