Mooshinkii Farmaajo laga keenay oo burburay

Mooshinkii Farmaajo laga keenay oo burburay

Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska xoghayaha joogtada ah ee golaha shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa lagu sheegay in uu burburay mooshinkii xilka qaadista ah ee madaxweyne Farmaajo.

Sababaha ayaa lagu sheegay in aysan jirin tiro sax ah oo mooshin ka keentay madxweynaha taa badalkeeda lagu been abuurtay xildhibaano aan saxiixan mooshinka.

Waxaa sidoo kale qoraalka lagu ogeysiiyay gudoomiyaha golaha shacabka kaas oo horey u aqbalay mooshinka sidaas darteedna xiligan xafiiska gudoonka aanay lug ku lahayn mooshin la xiriira xilka qaadis madaxweyne.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com