Odayaasha Degmada Burtinle oo yeeshay Guri ay ku shiraan[DHAGAYSO]

Arbaco, Abriil 08, 2015 (Daljir) —Maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada Burtinle ayaa ka qayb galay munaasabaddii xarigga looga jaray gurigan cusub oo ay hadda ka dib yeelan doonaan odayaasha degmada .

Waxaa warbixantan inooga diyaariyay wariyaheen Cabdixakiin Xuseen Xasan

Dhagayso 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com