Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu tageerayeey Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali Xaaji Warsame.

Munaasabada Tageero Muujinta Cali Xaaji Warsame waxaa ka qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshadda Gaalkacyo iyo qaar kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug.

Wariye Ibraahim Karaama Ayaa Warbixintan Gaalkacyo kaso diray.

Halkan Kadaawo Munaasabada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com