Musharaxiinta doorashada Puntland oo ka digay faragalin Siyaasadeed

Musharaxiinta doorashada Puntland oo ka digay faragalin Siyaasadeed

Qaar kamid aha musharaxiinta doorashada Puntland ee 219 ayaa maanta  magaalada Garoowe ku shiray waxayna  soo saareen ilaa iyo afar qodob oo ay uga hadlayaan cabsi ay ka qabaan in faragalin lagu sameeyo doorashada Puntland ee 8 Janaayo 2019 ka dhici doonta Garoowe.

Waxa ay sheegeen musharaxiinta in faragalinta ay uga iman karto dowladda fadaraalka Soomalaiya iyo madaxda haatan xilka ka siidagaysa ee Puntland .

 

Musharaxiinta ayaa Taliyaha ilaalada doorashada ugu baaqeen in uu la shaqeeyo saraakiisha musharaxiinta  la socota si aan loogu soo dhex dhuuman.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com